The #1 in Somalia Platform to Take Your Business Online

U Fududee Macaamiishaada inay Hal Meel ka Arkaan Wax Walba oo Aad u Hayso

Ku dhis website-ka ganacsigaaga wax ka yar 5 daqiiqo

Hal gujis WhatsApp Dalab
EVC Plus, Zaad, Sahal & eDahab
Ganacsiyo La Xaqiijiyay
Muuqaal Ganacsi (Muunad)
suuqify.Online/hodan
HF

Hodan Fashion Store

VIP

suuqify.online/hodan

Dharka casriga ah ee gabdhaha ✨

Sawirka
In Stock

Dirac Shaash & Jalbaab Modern

$25.00

MadowSize: M
Ku Dalbo WhatsApp (Hal Gujis)
Maxaa Suuqify Ku Doortaa?

Wax kasta oo aad u baahan tahay si aad online wax ugu iibiso

Waxaan meesha ka saarnay dhibaatadii website-yada waaweyn ee qaalliga ahaa.

Dalab Hal Gujis ah oo WhatsApp ah

Macmiilku marka uu doorto Alaab ama Adeeg, hal gujis ayuu kugu soo dirayaa fariin habaysan oo toos ugu furmaysa WhatsApp-kaaga.

Loogu Talagalay barahaaga bulshada oo dhan

Link-gaaga Page ka Ganacsigaaga wuxuu si xawaare sare leh ugu furmayaa browser-ka gudaha ee barahaaga bulshada oo dhan.

Lacag-bixinta Maxalliga ah

Ma jirto Master Card ama PayPal heshiisyada waxaad ku bixinaysaa EVC Plus, Zaad, Sahal, iyo eDahab.

Xulashooyin Fudud (Dynamic Options)

Alaab ama adeeg kasta u yeel cabbirkiisa, midabkiisa, ama muddadiisa si macmiilku si sahlan ugu doorto.

Xawaare Aad u Sarreeya

Wuxuu ku furmayaa ilbiriqsi ka yar, xitaa haddii internet-ka macmiilku daciif yahay ama uu mobile isticmaalayo.

Calaamadda Rasmiga ah (Verified)

Dhis kalsoonida macaamiishaada adigoo helaya calaamadda hubinta ganacsiga ee Suuqify.

Tallaabooyinka Fudud

Sida ay u Shaqeyso Suuqify

Kaliya 3 tallaabo oo fudud ayaa kugu xiraya Ganacsigaaga.

01

Abuur Ganacsigaaga

Ku gal akoonkaaga Google, dooro magaca Ganacsigaaga iyo lambarkaaga WhatsApp-ka ee dalabka.

02

Soo Bandhig Waxaad Haysid

Soo geli sawirrada, qiimaha, iyo faahfaahinta waxa aad iibinayso ama adeeg ahaan u bixinayso adigoo isticmaalaya dashboard-kaaga.

03

La wadaag Website-kaaga & Hel Dalabyo

Link-ga Website-kaaga (suuqify.com/Ganacsigaaga) ku soo bandhig dhammaan barahaaga bulshada. Macaamiishu waxay si fudud u arkaan wax kasta oo kuu yaalla, toosna WhatsApp ugu soo dalbanayaan!

Qiimo Macquul ah & Hufnaan

Dooro Xirmada ku Habboon Ganacsigaaga

Ku bixi qaababka fudud: EVC Plus, Zaad, Sahal, ama eDahab.

Tijaabi Bilaash

Tijaabo Bilaash ah (Free Trial - 7 Maalmood)

$0/ 7 maalmood
  • Soo bandhig ilaa: 15 Adeeg/Alaab
  • Xiriirka tooska ah ee WhatsApp
  • Website ganacsi oo casri ah & QR Code

Xirmada Biloowga (Starter)

$5/ bishii
  • Soo bandhig ilaa: 30 Adeeg/Alaab
  • Xiriirka tooska ah ee WhatsApp
  • Website ganacsi oo casri ah & QR Code

Xirmada Kobaca (Growth)

$10/ bishii
  • Soo bandhig ilaa: 75 Adeeg/Alaab
  • Xiriirka tooska ah ee WhatsApp
  • Website ganacsi oo casri ah & QR Code
Ugu Caansan (VIP)

Xirmada VIP (Pro VIP - 3 Bilood)

$25/ 90 maalmood
  • Soo bandhig ilaa: 200 Adeeg/Alaab
  • Xiriirka tooska ah ee WhatsApp
  • Website ganacsi oo casri ah & QR Code
  • Ka muuqashada Bogga Hore (VIP)
FAQ

Su'aalaha Inta Badan La Isweydiiyo

Ku Biir Boqolaal Ganacsato Soomaali ah

Diyaar ma u tahay inaad ganacsigaaga kobciso?

Ganacsigaaga online ka dhig, Suuqify maanta! U soo bandhig macaamiishaada wax kasta oo kuu yaalla, si ay hal meel uga wada doortaan adiguna uga nasatid daalka fariimaha badan ee chat-ka.